Tilmaamaha

  1. Tilmaamaha oo dhan raac.

  2. Maskax furan hayso.

  3. Ka bilow dareen farxadeed.

  4. Iska dhega tir talooyinka iyo saameynta dhan oo EasyPeasy khilaafayaan.

  5. Iska caabbi ballan kasta oo xalin ku meel gaar ah.

  6. Maskaxdaada ku caddey: porn kuma siisa raaxo ama taageero oo dhab ah, hurridna ma sameynoosid. Ma jira wax oo la tanaasulaaya, mana jira sabab oo aad u dareento in wax lagaa qaaday.

  7. Ha sugin inaad joojiso, hadaba samey!

  8. Go’aanso inaadan mar dambe daawanin iyo weligaaga su’aal ha ka keenin.

  9. Xasuusnow inaysan jirin wax oo la dhoho hal fiirin kaliya.

  10. Weligaaga porn ha daawanin mar dambe.

Is-Xaqiijinta